Berbera 25.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudi hoosaadka Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Kormeer Shaqo ku tegay Magaalada Berbera isla markaana soo Kormeeray Hay’adaha Dekhli soo saar ee Magaalada Berbera.
Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada ayaa Mudooyinkii u danbeeyay Kormeer ku soo marayay hay’adaha Dakhli Soo Saar taas oo qayb ka ah Xog ogaal u noqoshada Odoroska Miisaaniyada ee 2015.
https://www.youtube.com/watch?v=7nGxriraGzs
Berbera SDN/QJ
