Muqdisho 28. April 2017 (SDN/QJ):- Ku Xigeenkii Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo ayaa Waxa uu ka degay Magaaladda Muqdisho isagoo Kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia Waxaanu ka hadlay Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Kooxda uu ka tirsanaa ee Khaatumo.
https://www.youtube.com/watch?v=-oJmrWt1HOk
