Laascaanood 18.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa Magaalada Laascaanood ku dhagax dhigay Ceel Biyood ay Wasaaradiisu ka Hirgalinayso Magaaladaasi.
Laascaanood oo Laga Hirgalinayo Ceel soo Saara Biyo Macaan iyo Quusta Maamulka Gobolka Sool ee Ka Rajo Dhiga Helitaanka Biyo Macaan DAAWO
