Salaan qiimo badan ka dib dhamaan umada Somaliyed gaar ahaan reer Somaliland oo sheekadani khuseyso.
Warar lagu kalsoon yahey oo laga soo xigtey dhalinyaro tahriibayaal reer Somaliland ah oo saaran dooni dul sabayneysa biyiha badweynta Mediterraneanka ee u dhaxeysa Waqooyiga Afirca iyo Koonfurta qaarada Yurub ayaa sheegaya, in Madaxeynaha USA Brack Obama uu khadka Telfonka kula xidhiidhey Reysalwaaraha dalka Germany Miss Angele Merkel, iyagoo ka wada hadley khilaafka xisbiga Kulmiye ee cakiran, hadaba warkan oo Tariibahayaashu aaney u jeedin iney dhegaystaan maadama aanu waxba uga tareyn mushikalada Tahriibtooda ayaa u dhacey sidan soo socto
Obama—– Dail phone.. +49xxxxxxxxx….xxx
Phone sound—— Riiiiiiiiiiiiiing, dhiiiiiiiiiiiiiiiiidh, dhuuuuuuudh
Angela———- Hello Mr Obama..
Obama———– Hello Miss Agenle, Are You ok
Angele—– Yes I`m Fine and You.
Obama– Wax waliba waa ok but, I`ve called to You inaan ku weydiiyo if U heard about Somaliland conflict, I Mean Kulmiye Parti. Waayo ma dooneyno in madaqadasi ay noqoto meel amaankeedu faraha ka baxo, ama ka dilaacdo new terrors.
Agelne– Obama, I don`t know well about Somaliland, waayo waxaa Gumeysan jirey UK, But I heard that They have odeyaal waaweyn oo Xaaji Cabdi Waraabe miidhan ah Kuwaas oo markey madaxa isla galaan kala saara, You know that they don`t respect their constitutions, their rules, and all other laws, opposite, waxey aad u caabudaan oo ku dheer Qabiilka. Waana aafo guud ahaan Somalida haysta.
Obama———– I Understand good Miss, Angele, But I want to ask U one more question, What is problem between President Silaanyo, and Muse Bihi who is appointed Chairman of Kulmiye Parti.?
Angele Aad uma hubo but I heard from my foreign Minister, Iney isku haystaan Hagbad…. I means inuu Muse Bihi leeyahey Silaanyo ayaa ku murmaya Gacantii aan qaadan lahaa.
Obama Angela !!!. What U mean Hagbad..
Angele Oh!!.Obama It is so hard to explain what means Hadbad, But I try to do my best inaad Fahanto. Xiligii doorashadii Silaanyo ku soo baxey, ayaa isaga iyo Muse Biixi ku heshiiyeen in imika Silaanyo la doorto oo Muse Bihi reerkoodu codka siiyo Silaanyo, gacanta taa ku xigtana in Silaanyo Muse bixi ugu shubo. So I heard now inuu Silaanyo doonayo inuu one Game more ku ceshado.. But Muse Bihi said that he doesn’t accept inuu Silaanyo ku ceshado.
Obama I understand that they abused Democracy, waayo Hagbad iyo dimuqraadiyadi isma galaan, Qabiil iyo Qaranimo isma Galaan, odey beeleed iyo dawaldnimo isma galaan, koofiyad bacle iyo hururmar isma galaan, tahriib iyo heeso isma galaan, gaajo iyo Landcruiser isma galaan, Cay iyo xil isma galaan, shaqsi weerar iyo wax toosini isma galaan, qorba joog iyo xil qaran isma galaan, Tuug iyo umad waxeed isma galaan, RRU iyo shicib isma galaan, qof xil loo dhiibey in la caayo iyo wax toosi isma galaan , waa marekygii iyo Madaxeynanimo isma galaan, shaley wixii aad caayeysay manta amaan iyo umadnimo isma galaan.. All and All, Somalida iyo dadnimadu shaqo iskuma laha.
Alla mahad leh
Osman Omar Dool
Oslo Norway
