Hargaysa 01,June,2014(SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Arrimaha Bulshada ee Golaha Guurtida Somaliland Xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo,oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland,ayaa si weyn uga Dayriyay Xaaladda uu haatan ku suganyahay Garoonka Masahala Ee Magaaladda Hargaysa ee Somaliland.
Xildhibaanka ayaa ku Eedeeyay Golaha Deegaan ee Caasimada Hargaysa ay kaw ka yihiin Boobka iyo Biliqaysiga Dhulkii Danta Guud ee Cassimada.
Waxaanu u soo jeediyay Xildhibaanku in cid kasta oo ay Khusaysaa ay soo faro Galiso Boobka lagu hayo Goobiihii Danta Guud ahaa ee Xaafada Masaha gaar ahaana Garoomadii ay Dhalintu ku ciyaarayeen.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XILDHIBAANKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SiciidLibaaxo01J.mp3″]
SDN/QJ-Hargaysa
