Skip to content
June 7, 2026
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
Uncategorized

Madaxweynaha Puntland oo Weeraray dawlada dhexe(DHEGEYSO)

WebmasterAugust 2, 2013August 2, 201301 mins

Garoowe Aug 02,2013(SDN)-Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland ayaa khudbad uu ka jeediyay madashii xuska sanadguuradii 15 eee ka soo wareegtay aasaaskii maamulkaas waxa uu si ba’an uGu weerary dawlada dhexe ee Soomaaliya.

Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa khudbadiisa ku sheegay in dawlada haatan dhisani ay ka gaabsatay ku dhaqanka dastuurka dalka isla markaana ay cilaaqaadka u jari doonaan.

DHEGEYSO FAROOLE OO WEERARAY DAWLADA SOOMAALIY

Tagged: Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Somali Journalists Ambivalent About Draft Media Law
Next: Dabaal Dega 15 Guurada Aasaaska Punt land iyo Jewigii Madasha DAAWO SAWIRO

Related News

Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland

adminJune 6, 2026 0

Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

adminJune 4, 2026June 4, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper