|

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo garay Caasimada Wadankan uk London

London 1Feb13(SDN)Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa soo garay caasimada wadanka Ingriiska ee london madaxwaynaha ayaa la filaya inuu la kulmo madaxda sarsare ee wadankan isaga oo la filaayo in uu la kulmo jaaliyada somaliyeed ee ku dhaqan wadankan boqoshada madaxwaynaha ayaan hore ugu qorshaysnayn in uu yimaado ilo lagu kalsoon yahay oo ay heshay qurbejoog.com ayaa waxa u sheegeen in uu casumad rasmiya ka helay dawlada wadanka isaga oo raysalwasarahii wadanka n David Camroon Dibada booqasho ugu maqan yahay maqan  waxii wara kala soco qurbojeeg.com

Comments are closed