Berbera 25.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Socdaal Gaar ah ku Jooga Magaalada Berbera ayaa maanta Kormeer ku soo maray qaar ka mid ah Hay’adaha laamaha dawlada ee Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=L4vJb0P9OzY
Berbera SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Berbera socdaal Lug ah ku Tamashleeyay iyo Xeebta Batalaale oo uu Dabaal u tagay DAAWO
