Hargeysa 15. April 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Daakir oo ka Mid ah Madax Dhaqameedka Beesha Gabooye ayaa Sheegay in Sababta uu alle roob inoo Siin La’yahay ay Tahay Shakhsiyaad ka Tirsan Xukuumadda oo Dunuubtii ay Gashay alle inagu Imtixaamayo.
https://www.youtube.com/watch?v=lYEURBbCxLA
