|

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si balaaran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Baydhabo (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baydhaba ee xarunta maamul goboleedka Koonfur Galbeed si baaxad leh loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha ayaa gegida duyuuradaha ee caasimada maalmulka waxa ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu hogaaminayo madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen.

Safarka Xasan Sheekh ayaa ah kii u horeeyay ee uu caasimada uga baxo ilaa intii xilka madaxweynaha dhawaan loogu doortay.

Xafiiska

Comments are closed