|

Magaaladda Laascaanood oo Markii Kowaad Yeelanaysa Laydh ku Shaqeeya Tamarta Cadceeda DAAWO

Laascaanood 11. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo Gaadhay Magaaladda Laascaanood ayaa daah furay Mashruuc ku shaqaynaya Ilayska Cadceeda oo adeega Korontada loogu samaynayo Waddooyinka Magaalada Laascaanood.

Comments are closed