Uncategorized

Mareykanka oo Nin ciidamada ka tirsan oo walxaha qarxa lagu qabtay

Dalas Jan 02,2012(qurbejoog.com)-Gobolka Taxas ee dalka Mareykanka ayaa nin ka tirsan ciidamada Mareykanka lagu qabtay walxaha qarxa oo aad u faro badan.

Ninkan oo la yidhaahdo Trey Scott Atwater oo 30 jir ah ayaa la sheegay kiyoo damacsan in walxaha qarxa uu diyuurad la raaco.

Dawlada Mareykanka ayaa iminka walxahan qarxa ay ee ay qabteen baarid ku bilaabay.

 Trey Scott Atwater ayaa iminka lagu soo oogay denbi la xidhiidha in uu damacsanaa in uu duyuurad la raaco walxaha qarxa.

Wax war oo dheeri ah oo dhacdadan ku saabsan weli lama soo saarin.

 

Qurbejoog-Texas

contact@somalidiasporanews.com