”Marka uu Gudoomiye Cirro Xilka Baneeyo Waxaan u Sharaxanahay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda” Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan DAAWO

Hargaysa 03. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Sheegay inuu u  Sharaxan Yahay Xilka Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda.

https://www.youtube.com/watch?v=QA67LWoMBN4