Uncategorized

Markii Lixaad oo Hargaysa laga Furay Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta {DHAGAYSO}

Hargaysa 16.Aug 2013 (SDN)- Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargaysa (International Book Fair) ayaa Si rasmi ah Maanta uga furmay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha ee Caasimada Hargaysa .

Aqoonyahan JaamacAqoon yahan Jaamac Muuse Jaamac oo ka Mid ah Qaban qaabiyeyaasha Bandhigan oo Lix Sanno Jirsaday ayaa ka waramay Ujeedooyinka ay u soo Qaban qaabiyeen Waxaanu Xusay in Sannadkan ay Qallin Maal tiro  badani ka soo qayb galeen Carwadan isla markaana ay ka kala socdaan Wadamo door ah oo caalamka ah Waxaanu intaas ku daray in Sannadkan ay u Xusheen in Mawduuca laga doodi doonaa u noqonayo Socdaalka.

Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Jamacbandh(1).mp3″]

Hargaysa SDN.

contact@somalidiasporanews.com