Hargaysa 01.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xoghayihii Hore ee Maaliyada ee Xisbiga Ucid Marwo Faadumo Siciid ayaa maanta dalka ku soo laabatay Kadib markii ay Socdaal ku soo martay dalal door ah oo ka tirsan adduunka .
Faadumo Siciid Ibraahin oo dhawaan Iska Casishay Xilkii ay Xisbiga Ucid ka Haysay ayaa la filayaa inay si rasmi ah ugu biirto Xisbiga Waddaniga ah ee Waddani waxaana madaarka Hargaysa ku soo dhaweeyay Madax sare oo ka tirsan Xisbiga Waddani oo uu Hor kacayo Xoghayaha Guud ee Xisbigaasi iyo Mas’uuliyiin kale .
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
