Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee somaliland ayaa soo kormeertay dugsiyadii ay waxyeeladu ka soo gaadheen roobkii baaxada lahaa ee Doraad ka da’ay caasimada hargaysa.
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada oo ka Hadlay Khasaaraha uu Dugsiyada Hargaysa soo Gaadhsiiyey Roobkii Dabaylaha Watay DAAWO
