Boorama 20.Dec 2014 (SDN/QJ)- Salaadiinta Gobolka Awdal oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda ayaa sheegay in aanay ku raacsanayn erayaddii uu dhawaan ku dhawaaqay Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo ka mid ah Madaxdhaqameedka ee dhanka ahaa Qaranimadda Somaliland.
Mawqifka Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Awdal ee Suldaan Wabar iyo Sababaha Keenay inay La Kulmi kari waayaan DAAWO
