Hargeysa 25.June 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray), ayaa Xukuumadda Somaliland ugu soo jeediyay in xisbi ahaan ay ka dalbanayaan inay hirgeliso heshiiskii ay saddexda xisbi iyo Xukuumaddu ka gaadheen dib u dhaca doorashooyinka.
https://www.youtube.com/watch?v=MppztiVJpjo
