Hargeysa 10.May 2015 (SDN/QJ)- Haweenka ayaa la rumaysan yahay inay ku yar yihiin Goobaha Warbaahinta Somaliland Tiro yaridaas oo loo aaneeyo mid ku timid Sababo badan .
Goobaha warbaahinta oo lagu qayilo ayaa kamida sababaha ay dumarku shaqada saxaafada ugu yaryihiin sida warbixintan oo uu cumar seerbia ka sameeyay arrintaasi ay Sheegayso.
Maxaa Sababay in Dumarku ku yaraadaan ka Shaqaynta Goobaha Warbaahinta Somaliland DAAWO
