|

Taliyaha Ciidanka Mileteriga Somaliland oo Deeq Calafka Xoolaha ah Ku Wareejiyey Gudida abaaraha ee Gobolka Gebilay DAAWO

Gebilay 02. December 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa ku Wareejiyey Gudida abaaraha ee Gobolka Gebilay Deeq Calafka Xoolaha ah.

Comments are closed