|

Maxay Yihiin Caqabadaha la Rabo in Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi uu Xal Deg deg ah u Helo? DAAWO

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Mudane Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha shanaad ee Somaliland ayaa Kursiga ugu sareeya ee dalka Somaliland ku fadhiisan doona dharaaraha fooda inagu soo haya gaar ahaan bisha soo Socota ee December.

Madaxweynaha la doortay waxaa hor yaala qodobo xasaasi ah oo u baahan xal iyo maarayn caqli ku dhisan kuwaas oo maanta kala qaybiyey Shacabka uu Maamuli doono.

 

Comments are closed