Skip to content
June 9, 2026
  • Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
  • Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka
  • Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya
  • Dowladda Federaalka oo sheegtay inay awood ciidan u leedahay inay isku fidiso Somaliland
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Wararkii ugu Dambeeyay

Maxkmada Sare oo laashay dacwadii Fahad Yaasiin

adminApril 20, 202201 mins

Muqdisho (QJ) –  Maxkamada sare ee Soomaaliya ayaa qaadacday dacwadii uu dhawaanta u gudbiyay lataliyaha madaxweynaha ee danka amniga Fahad Yasin.

Maxkamada ayaa goaamisay in dacwada aaney sharciyan aqbali karin bacdamaa ay la xiriirto Doorashooyinka dalka.

Fahad Yaasiin ayaa aqbalay goaanka maxkamada sare ka soo saartay dhegeysiga dacwada la xiriirta hakinta kursi baarlamaan oo uu dhawaan ku guuleystay.

Post navigation

Previous: UCID iyo Waddani oo Beesha Caalamka u gudbiyay in Muuse Biixi diiday doorashooyin in dalka laga qabto
Next: Maxkamadda Maroodi-jeex ayaa maanta markale amartay xabsi ku heynta sadex suxufi

Related News

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay inay bartilmaameedsaneyso Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka

adminJune 7, 2026 0

Midowga Yurub oo Cadaadis Fiiso Adag Duldhigay Dawlada Soomaaliya

adminJune 7, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper