|

Murashax Iyo Madaxweynihii Hore ee Somalia Sh.Shariif Sheekh Axmed oo Shaaciyey Qorshaha Cusub ee Wada Hadal Somaliland Dhexmari doona DAAWO

Muqdisho 30.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynihii hore Somalia ahna musharax u taagan jagada Madaxwaynenimo ee dalkaasi Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay qorshaha oo wada hadalka ula sii wadi doono Somaliland haddii uu xilka madaxwayne nimo ka qabto dalka Somalia.
Sh.Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay in Somaliland tabasho qabto,waxaana loo baahan yahay in tabashadooda laga wada hadlo lagana hadlo mustaqbalka.
Sh.Shariif ayaa hadalkan ka sheegay madal uu ku shaacinayay inuu yahay Musharax madaxwayne.

Comments are closed