Hargaysa 25.Sep 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay Sida uu u arko Go’aankii kama danbaysta ahaa ee Maxkamada Sare ee Distooriga ahi ka gaadhay Khilaafkii Mudada Dheer soo Jiitamayay ee u dhexeeyay Garabkooda iyo Garabka uu Hogaamiyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.
Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Ka Fal Celiyey Go’aankii Maxkamada Distooriga ahi ka Gaadhay Khilaafkii Mudada soo Taxnaa ee Xisbiga Ucid ka dhex Oognaa DAAWO
