|

Musharax Jamaal Cali Xusseen Oo Hortagay Ardayda Jaamacadaha, Kana Jawaabay Su’aalo Fara Badan DAAWO

Hargeysa,14Nov,2015(QJ/SDN)-Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xusseen, ayaa hortagay oo ay su’aalo waydiiyeen ardayda jaamacadaha, arrintan oo naadir ku ah guud ahaan geeska Afrika.

Golaha Jamaal kula kulmay aqoonyahanka dalka waxa goleeyey telefishanka caalamiga ah ee Horn Cable TV oo indhawaale qabanayey doodo iyo su’aalo uu isku soo horfadhiinayey siyaasiyiinta iyo shacabkooda.

Haddaba, Halkan Hoose Ka Daawo Madashaasi Musharrax Jamaal Su’aalaha Lagu Weydiiyay:

QJ/SDN: Hargeysa

 

Comments are closed