|

Muuqaal Naxdin Badan:-Shuban Biyoodkii Ka Dilaacay Magaalada Burco oo Maraaya Halkii ugu Sareysay+ Tirada Dadka uu Soo Ritay oo Waadhadh Lagu Dabiibaayo & Gurmad Gaadhay DAAWO

Burco 31. May 2017 (SDN/QJ):- Cudurka Shuban-biyoodka oo maalmahii ugu dambeeyey ka dilaacay magaalada Burco, ayaa maraaya halkii ugu sareysay, waxaana illaa hadda la sheegay in uu soo ritay 2736 qof oo ku nool gudaha magaalada Burco iyo hareeraheeda ba.

 

Hay’adda bisha cas, ayaa iyadu gargaar deg-dag ah u fidisay dadkaasi oo sida la sheegay illaa hada la dhigay waadhadh aad badan isla mar ahaantaana lagu la tacaalaayo xaaladdooda caafimaad.

Comments are closed