Hargeysa 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :– Qaar ka Mid ah Daladda Naafada Qaranka Somaliland ayaa Maanta Cabasho Xoogan ka Muujiyey Xubno ka Mid ah Daladooda oo Ka Degay Magaaladda Muqdisho.
Naafada Qaranka Somaliland oo Cabasho ka Muujiyey Xubno Daladooda ka Tirsanaa oo Muqdisho Tegay DAAWO
