Hargeysa 10, Diisembar, 2016-(SDN/QJ) :–Wasiiradda Wasaaradaha Caafimaadka Iyo Warfaafinta Ee Somaliland ayaa Si Wada Jira uga hadlay Wareegtooyin Ay Ku Mamnuucayaan Xayaysiisyada Caafimaad Ee Aan Ruqsada Ka Haysan Wasaarada Caafimaadka.
Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay inay Joojisay Xayaysiisyada Caafimaad ee aan Ruqsada Wadan DAAWO
