Muqdisho 07.Feb 2016 (SDN/QJ):- Daawo barnaamij xiiso leh oo laga diyaariyay weriyayaal badan oo xamar lagu laayay waxaana waraysiga bixinaya ninkii ururka alshabaab u qaabilsanaa laynta wariyayaasha ninkaas oo lagu magacaabo Xasan Xanafi .
Wuxuu Ninkani Qirtay inuu ahaa Maskaxdii ka danbaysay in Alshabaab ay Khaarajiso Suxufi kasta oo ay u arkaan Mid ka soo hor jeeda Mabaa’diida ay ku dagaalamaan.
https://www.youtube.com/watch?v=0jY9B-fcogk&sns=fb
