Ceerigaabo 7. February,2016(SDN/QJ):– Taliyaha Ciidanka Ilaaladda Iyo Difaaca Xeebaha ee Somaliland Admiral Maxamed Xuseen Faarax “Xiirane” oo ay Weheliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Ilaaladda Xeebaha ayaa Kormeer ku soo maray Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag.
Hargaysa SDN/QJ
