Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):-Cuqaal iyo Madax-dhaqameed ka soo jeeda deegaanka Ceel-afweyn, ayaa Xukuumadda uga digay in la iibiyo xabko iyo beeyooyinka deegaankaasi, waxaana shir-jraa’id oo ay Burco ku qabteen ay ku sheegeen in ay digniino u soo dirayaan Xukuumadda.
https://www.youtube.com/watch?v=lfZo9viB2Y4
