|

Ogaysiis: Dhamaaan TageeeRayasha Xisbiga Ucid Iyo Shacbka Reer Somaliland Ee ku dhaqan gobolada Uk

Ogaysiis ogasiis Dhamaaan Madaxda TageeeRayasha Xisbiga Ucid Iyo Shacaka Reer Somaliland EE Ku Nool Uk Gaar Ahaan Magaaalada London Iyo Nawaaxigeeda waxa  Lala Socod Siinayaaa In Maalinta Sabtida EE bishu tahay  7/10/2017 la Qaban Doono Xaflad Aad U Balaadhan Oo Lagu Sooo Dhawaynaayo Madaxda Cusub EE Xisbiga Ucid Murashaxa Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Ucid  Iyo Gudoomiyaha Ku Meeel Gaadhka Ah. Xafladan oo  Lagu Qaban Doono Galbeedka  London

CiwaaanKa Goobtuu :Lounge Royale 1 chingnel Place West Ealing W13 0TH.

Telefnada laga xiriirayo qaban qabayaasha:

Gudoomiyaha uk Nasir Karaash 07950905498

Gudoomiyaha sadeexad Ucid Siciid Ucid0777432115

 

Comments are closed