Uncategorized

OGEYSIIS…..DAAH-FURKA XAFIISKA URURKA WADDANI IYO XAAFADA WOOLWICH LONDON

OGEYSIIS…..DAAH-FURKA XAFIISKA URURKA WADDANI IYO XAAFADA WOOLWICH LONDON

 

Ogaysiis Ku socda Jaaliyadda reer Somaliland ee London  Siiba Tageerayaasha Ururka WADDANI .

 

Waxaa dhamaan Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool London iyo Nawaaxigeeda lala socodsiinayaa in Maalinta Jimcaha ee 16.11.2012 in lagu qaban doono Daah-furka xafiiska Ururka Waddani xaafadda Woolwich London oo ay marti inoogu yihiim madax badan oo ka tirsan Ururka Waddani.

 

Waxa si gaara loola socodsiinayaa tageerayaasha Ururka WADDANI inay kasoo qaybgalaan..kulankan oo ku saabsan Daahfurka xafiiska Dhamaan koonfurta magaaladan London iyo agagaarkeeda.

 

Haddaba  waxa lala socodsiinayaa  inay wakhtiga ilaaliyaan goor horena yimaadaan si warbixinaha iyo wararka kale aad u ogaataan.

 

 

Halkan kala soo xidhiidh wixii macluumaad ah ee ku saabsan shirka.

 

Venue:  Anglease road Conference Hall

23 Anglease Road

Woolwich

London

Se18 6ef

 

 Jimcaha  ee 16.11.2012

 

Time: 4:00pm till 9:00 pm

Buses, 53,180,177,486,

 

Train

British Rail way

DRL

 

Wixii faahfaahin ah  fadlan kala xidhiidh qaban-qaabiyayaasha shirka oo kala ah:

 

Bashe Qulumbe                                Tel: 07958774490

 

Siciid Xaji Cawil                                 Tel: 07507303440

WADDANI MEDIA