Prof Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Mas’uuliyiin uu Hogaaminayo oo Gaadhay Xarunta Gobolka Salal ee Magaaladda Saylac DAAWO

Saylac 18. July 2017 (SDN/QJ):- Prof Ahmed Ismaciil Samatar Oo Gaadhay Gobolka Salal Casimadiisa Saylac Halkaas Oo Mayirka Degmada Saylac Mudane Xuseen  Iidle Barkhad Warbixin Ka Siyey Isbedelka Ku Soo Kordhay Degmada Saylac.