|

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Eedayn u Jeediyey Dawladda Jabuuti Halka uu Sidoo Kalena dhaliilo Warbaahinta u Mariyey Xukuumadda & Xisbiga Kulmiye ee uu ka Tirsan yahay DAAWO

Saylac 21. July 2017 (SDN/QJ):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo haatan Booqasho ku Jooga Dalkiisa hooyo ee Somaliland isla markaana Kormeer ku tegay Gobolka Salal ee xaruntiisu tahay Magaaladda Taariikhiga ah ee Saylac ayaa ka warbixiyey Dhacdo Dhib ku ah Bulshada degta Jiido ka mid ah Gobolkaasi Taas oo ay Dhibkaasi kaga imanayo dhanka dalka Jabuuti ee deriska la ah Somaliland.

Comments are closed