|

Prof Cali Khaliif oo Habaar la Miciinsaday Cidii Warar Basaasnimo ah ka qaada DAAWO

GALAYDHKBuuhoodle, 6 May, 2016-(SDN/QJ):– Hogaamiyaha Kooxda Prof Cali khaliif Galeyr ayaa waxaa uu gaadhay deegaanada Dandan ,Bali cad Ee Gobolka Cayn .
Deegaanada Cali khaliif uu socdaalka ku tagay waxaa ku soo dhaweeyay Masuuliyiin katirsan Maamulkiisa Kuwaas oo ugu danbeyntii Khaatumo ku wareejiyey Ciidamo dhawan tababar loo soo Xidhay.

Cali khaliif ayaa kula dardaaramy ciidamadiisa in ay iska qabtaan ugu horeyn Dadka la shaqeya Cadowga ka soo horjeeda jiritaanka Maamulka Khaatumo iyo Hogaankooda isagoona habaaray cida wararka basaas nimada ka qaada.

Comments are closed