|

Qiso dhab ah – Caruur loo iibshay Ipads iyo khatarta ka iman karta‏

Ottawa Oct 28,2015(SDN/QJ)-Tiknoolojiyada ay caruurtu isticmaalaan khatarteeda ayay leedahay hadaanay caruurtu si taxadar ku jiro u isticmaalin. Waalidku waa in ay caruurta yaryar ka war hayaan sida ay u isticmaalayaan aaladaha kala duwan ee ay u iibiyaan. Barmaamijkan waxa aan ku falanqayn doonaa khatarta ka iman karta hadaan waalidku ku foojignayn khatarta ka iman karta arinkan fadlan halkan ka daawo :
Sheekh Saciid Cali Axmed oo aalaba halkan inooga soo jeediya barnaamijyo diini ah ayaa waxa uu manta inoo bilaabayaa barnaamij taxane ah oo ku saabsan tarbiyada Caruurta.

Comments are closed