|

Qodobada lagu Xaliyey Xiisadii ka Dhalatay Riig Biyood la Geeyay Shalay Banka Qool caday DAAWO

Hargaysa 24.April 2016 (SDN/QJ):- Shir Sadex Geesood ah oo u dhexeeyay Xukuumadda Somaliland ,Madax dhaqameedyo iyo Dadka Deegaanka Banka Qoolcaday ayaa si rasmi ah Gunaanadkiisii Galabta loogu Shaaciyey Heshiis Is afgarad oo ka dhashay Xiisadii ka dhalatay Riig Biyood Maalintii Shalay Wasaarada Xannaanada Xooluhu Gaysay Banka Qoolcaday oo la rabo in laga dhigo Mashruuc Xoolo daaqeen ah.

Comments are closed