|

Raysal Wasaaraha Ethiopia oo Soo dhaweeyay in Dalka Maroko  uu 32 Sanno Kadib dib ugu soo Noqdo Xubinimadii Midowga Africa

Addis Ababa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Ra’isal wasaaraha Dalka Ethopia Heyle Maryam Deseliin ayaa sheegey in dalkiisu uu soo dhoweynayo Ku soo noqoshada Dalka Maroko uu dib ugu soo noqdey xubinimadii midawga Afrika oo uu muddo 32 Sanadooda ka maqnaa.

 

hamdi-bagay-pm-thiopieBayaan ay wada jir u soo saareen Masuuliyiinta itoobiya iyo Boqor Muxamed-ka Lixaad Gebagebadii Kulamo labada dhinac ay ku yeesheen Adds ababa soo dhoweynta Ethopia ay soo dhoweynayso dib ugu soo laabahsda Maroko  ee Midawga afrika.

 

articleDhanka kale, Labada dal ee Maroko iyo Ethopia waxay kala saxeexdeen laba iyo toban heshiis oo dhinaca iskaashiga ah.Waxaana Bayaanka ay labada dhinac wada jirka u soo saareen oo 22 Bog ka kooban lagu sheegey in dib ugu soo noqoshada Maroko ee midowga afrika lagu soo dari doono ajandaha shirmadaxeedka Midawga afrika ku yeelan doono Adds ababa bisha Jeeniweri ee 2017-ka.

Comments are closed