Uncategorized

Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo Fooda isku daray dood Xiiso leh DAAWO

London 19.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xoghayeyaal ka Tirsan Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ka Jira ee Kulmiye,Ucid Iyo Waddani ayaa Siyaabo kala duwan uga fal celiyay Marxalada Siyaasadeed ee Somaliland haatan ku Jirto .

dareenka shacabka iyo siyaasigaXubnahan oo ka qayb qaadanayay dood uu dhex dhigay Telefishanka HCTV gaar ahaan Barnaamijka Dareenka Siyaasiga Iyo Dadweynaha ayaa aragtida Kulmiye iyo Waddani u Muuqatay Kuwo Dagaalka ugu xoogani dhex miranayo halka Xisbiga Ucid uu si taxadir leh uga hadlayay Mawduucyada Xasaasiga ahaa inkastoo Labada Xisbi Mucaarid ay ka sinaayeen soo bandhigida dhaliisha Xukuumada.
http://youtu.be/6bJgwmOROFk?list=UUHoq0l91NIxYZ4d97aHDnbQ