Hargeysa 25.Feb 2016 (SDN/QJ):- Gudiga Arimaha Gudaha Difaaca iyo Nabadgelyada ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta sadexda xisbi Qaran u gudbiyey hawlgal ay gudidaasi ugu ambabaxayaan gobolada iyo Degmooyinka Dalka kuna soo ururinayaan xog ku saabsan saami qaybsiga gobolada ee xeerka golaha Wakiilada JSL.
Sadexda Xisbi Qaran iyo Golaha Wakiiladda oo ka Arrinsanaya Xeerkii lagu soo dooran lahaa Golaha Wakiiladda DAAWO
