LondonNov 17/11/12 xaflad balaran oo sanadkiiba ay qabato jaaliyada somaliland ee uk ayaa shahado sharaf la gudonsiyey gudoomiyaha ururka ee la dagaalanka qabyalada ee somaliland ururkan oo dhawaan ku bahoobin dhalinyaro Somaliland oo qurbo jooga oo ku kala sugan dhamaan wadamada Yurub iyo Maraykanka iyo AUSTRALIA waxana la gudoonsiyey Mudane Awale Birinbir .gudoomiyha urukan ayaa ugu baqay dhamaan qurbojooga somaliland in ay ka soo qayb galaan iyada oo dhawaan la filayo in la qabto dorashadii golaha deeganka.
Safiirka Somaliland ee Uk oo shahado sharaf gudoonsiiyey gudoomiyaha ururka isku xidhka bulshada iyo la dagalanka qabyalada somaliland ee uk

