|

Sannadka Maanta Dhamaaday ee 2015 Muxuu Somaliland Ku Sagootiyey? Iyo Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog idiin Diyaarisay {DHAGAYSO}

dhagayso
Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Maantoo Khamiis ah Dhamaaday Sannadkii 2015, Waa Sanad Saamayn Culus ku lahaa Saaxada Siyaasada Somaliland,Waa Sannad Khilaafaad Sharci uu dalka ka dhacay,Waa Sannad uu Hakad ku Yimid Wada hadaladii u Dhexeeyay Somaliland Iyo Somalia .

Shabakada Qurbejoog.com  Waxay halkan Idiinku soo Gudbinaysaa Barnaamij Gaar ah oo ay idiinka Diyaarisay Dhacdooyinkii ugu Waaweynaa ee Sannadkan Tegay uu Somaliland ku Sagootiyey Waxaa Halkan Si wada jir ah idiinka soo Tebinaya Yuusuf Maxamed Ismaaciil Iyo Sakariye Axmed Muxumed oo ka Mid ah Asxaabta Qurbejoog Dhagaysi Haboon.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Dhacdooyin2015.mp3″]
 GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKAN GAARKA AH EE DIB AYNU UGU MILICSANAYNO DHACDOOYINKII 2015 IYO SOMALILAND

 

Comments are closed