Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Suxufiga ruug-cadaaga ee Cabdisalaan Ibraahim Hereri ayaa waxa Wareysi aad u xiisa baddan kula yeeshay Magaalada Balligubadle ee Xarunta Gobolka HAWD nin Xayawaan la hadala, kaas oo si cajiiba uga waramaya sida ay isku fahmaan Xayaanka.
https://www.youtube.com/watch?v=4zGE68Z8C_U
Saxafiga Caanka ah ee C.salaan Hereri oo Dhacdo aanu Weligii arag kala Kulmay Balli Gubadle DAAWO
