Hargeysa, 17March 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Mar kale soo ifbaxay Khilaaf ka dhex jira Wasaaradda Warfaafinta kaas oo Sababay in Mid ka Mid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi uu ku dhawaaqo inuu Xilka iska Casilo.
Sidoo kale Qaybo ka Mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda ayaa Cabasho ka Muujiyay in la Jaray Mushaharkooda amase Gunooyinkii ay qaadan jireen,Wasiirka Warfaafinta C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta la balansan Shaqaalaha Sheegay in Wixii ay qaadan jireen laga jaray.
https://www.youtube.com/watch?v=I_NYUHH__NM
