|

Sheekh Saciid Cali Axmed oo nooga waramay cawaaqibka ka dhalankaraya xukunka ku dhacay qoys Muslimiin ah oo reer Canada ah

Ottawa Jan 30,2012(qurbejoog.com)-Sheekh Saciid Cali Axmed ayaa maanta nooga waramay cawaaqika ka dhalan kara qoys Muslim ah oo maanta lagu helay dilka afar Haween ah oo isla qoyskaa ka mid ahaa.

Aabe,Hooyo iyo curadkooda ayaa lagu helay dilka afar haweena oo qoyskooda ka mid ahaa isla markaana lagu xukumay xabsi daaim.

Sheekh Saciid ayaa ka waramaya waxa diinta Islamku ka qabo falkan iyo waxa Musliimanta Canada looga baahan yahay.

HALKAN KA DHEGEYSO WAREYSIGA SHEEKH SACIID CALI AXMED

 

Qurbejoog-Ottawa
contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed