|

Xiddigii Reer Kaamiruun Albert Abosse oo u Geeriyoodey Dagax Qoorta looga Dhuftey Mar uu Ciyaar Ku Jirey (DAAWO) By Jaahuur.

mqdefaultAlgeria-31-Aug-2014-(SDN/QJ)Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu haajireynaa xagaa iyo Algeria oo xiddiggii reer Kamiroon Albert Abosse una ciyaara naadiga JS Kabylie ayaa u geeriyoodey dhagax laga soo tuurey taageerayaash mar uu ciyaar ku jirey.

24-tan jirkan Albert Ebosse ayaa dhimashadiisa laga dhawaajiyey mar loo qaadey cisbitaal ku yaala Tizi Ouzou oo bariga ka xiga caasimadda Algeria ee Algiers.

Wasiirka arimaha dibadda ee Algeeriya ayaa amrey in si deg deg ah loo baadho dhacdadan.

Ebosse ayaa hogaanka u hayey horyaalka Algeeria xagga goolasha 17-an gool xagaagii 2013-2014.

Akhyaartaay daawada sida aay waxa u dhaceen.

W/qorey Jaahuur

SDN/QJ

jjaahuur@qorbejoog.com.

Comments are closed