Burco 18.June 2014 (SDN/QJ)- Shir looga hadlay xoojinta nabadgelyada iyo is-dhexgalka bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.
Shirkaas oo lagaga hadlaayay xoojinta nabada iyo is dhex galka Bulshada, ergooyinka shirka ooka kala yimid Goboladda Sool ,Sanaag Saraar, Odweyne, Togdheer, Saaxil , Gabilay,
Shirkan oo daba Socday Shir Hore loogu qabtay Magaalada Boorama ayaa Gunaanadkiisii Waxaa ka soo Baxay Qodobo Hadii ay Xukuumadu Fuliso Wax Weyn ka Taraya Nabadgalyada Ilaalinteeda.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KAGA BOGO WARBIXINTA SHIRKAAS IYO SHABAKADA QURBEJOOG
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Isdhexgal18.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com
