Uncategorized

shirkada KAAH EXPRESS dalka Norway oo tacsi u dirayaan qoyskii Marxuum Abdirizaq Bille Guuleed Ciise

INAA LIHAAHU WA INAA ILEYHII RAAJUCUUN.

 

Salaan qiimo badan ka dib

 

Dhamaan Maamulka, Wakiilada, Shaqaalaha, Odayaasha, iyo macmiisha shirkada KAAH EXPRESS dalka Norway waxey tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii, eheladii, iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey Marxuum Abdirizaq Bille Guuleed Ciise oo bashin sept 15 keedii ku geeriyooday cusbtalka A-Hus oo ku yaala duleedka magaalada Oslo ee dalka Norway. Dhamaan dadkaasi waxey iyagoo ka murugeysan Eebe ka baryayaan inuu marxuunkaa oo ahaa odey Somaaliyeed Naxariistii jano ka waraabiyo, dhamaana eheladii iyo qoyskiina Samir iyo iimaan ka siiyo.

 

 

Waxaa tacsida diraya, dadka magacyadoodu hoos ku xusan yahiin

 

  • Abdirahman Mohamed Godoriyoqoyskiisa
  • Osman Omar Dooliyoqoyskisa
  • Ahmed SaleebanFaarahiyoqoyskiisa
  • Said Ali Aadaniyoqoyskiisa
  • Ayaanle Mohamed Godoriyoqoyskiisa
  • Faarah Sheikh Mohamed (Xamari
  • Said AarsheAbdiiyoqoyskiisa
  • FarhaanAbdilaahiJamaiyoqoyskiisa
  • Daahir Ali Guureiyoqoyskiisa
  • Isse Ali Abdiiyoqoyskiisa
  • Daahir Hassan Macalin
  • Mohamed Mohamed Ismail (Bogmadow)
  • Mohamed AbdullahiMacalin
  • Abdikarin Osman Omar Dool
  • Abdillahi Mohamed Hassan.