|

Shirkadaha Laydhka u fidiya Caasimadda Hargaysa oo Ku dhawaaqay Qiimo ka duwan kii Hore {DHAGAYSO}

Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Kadib Markii uu Caalamka Hoos u dhac ku Yimid Qiimaha Shiidaalka ayaa Shirkadaha Magaaladda Hargaysa u fidiya adeega Korontadu Waxay Xalay ku dhawaaqeen Qiimo ka jaban kii ay hore uga qaadi jireen Macaamiishooda.

Kulan ay isugu Yimaadeen Shirkadaha adeega Korontada ee hargaysa Iyo Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda ayay ku shaaciyeen inay Jebiyeen qiimaha ay ka qaadi jireen Macaamiishooda 20%

Comments are closed